W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, nabad sida webi oo kale ayaan ugu soo fidin doonaa, oo sharafta quruumahana sida durdur soo buuxdhaafay oo kale ayaan ugu soo dayn doonaa, oo markaasaad nuugi doontaan, oo sintaa laydinku xambaari doonaa, dhabtaana laydinku dul cayaarsiin doonaa.
Ибо так говорит Господь: вот, Я направляю к нему мир как реку, и богатство народов--как разливающийся поток для наслаждения вашего; на руках будут носить вас и на коленях ласкать.
Continue reading Report error