Ishacyaah 65:5 ~ Isaiah 65:5

picture

o o waxay yidhaahdaan, Goonidaada u taagnow, oo ha ii soo dhowaanin, waayo, waan kaa quduusanahay. Kuwaasu waa qiiq sanka iga galay, iyo dab maalinta oo dhan qaxmaya.


Who say, Keep to yourself; do not come near me, for I am set apart from you! These are smoke in My nostrils, a fire that burns all the day.

Continue reading Report error