G urigayagii quduuska ahaa oo qurxoonaa oo ahaa meeshii ay awowayaashayo kugu ammaani jireen dab baa lagu gubay, oo waxyaalahayagii wanwanaagsanaa oo dhanna waa la wada baabbi'iyey.
Our house of our Sanctuary and of our glory, where our fathers praised thee, was burned up with fire; and all our precious things were destroyed.
Continue reading Report error