Ishacyaah 63:5 ~ Isaiah 63:5

picture

W aan doondoonay, laakiinse mid i caawiya lama arag, oo inaan la arag mid i tiiriya waan ka yaabay, sidaas daraaddeed gacantayda qudheeda ayaa badbaado ii keentay, waxaana i tiirisay cadhadaydii.


I looked, but there was no one to help, And I wondered That there was no one to uphold; Therefore My own arm brought salvation for Me; And My own fury, it sustained Me.

Continue reading Report error