Ishacyaah 62:5 ~ Isaiah 62:5

picture

W aayo, sida barbaar inan bikrad ah u guursado oo kale ayaa wiilashaadu kuu guursan doonaan, oo sida ninkii aroos ahu uu aroosadda ugu farxo oo kale ayaa Ilaahaagu kuugu farxi doonaa.


For as a young man marries a young woman who has never had a man, your sons will marry you. And as the man to be married finds joy in his bride, so your God will find joy in you.

Continue reading Report error