Ishacyaah 62:4 ~ Исая 62:4

picture

M ar dambe laguuguma yeedhi doono Tii la dayriyey, oo dalkaagana mar dambe looguma yeedhi doono Dhulka baabba'a ah, laakiinse waxaa lagugu magacaabi doonaa Xefsiibaah, oo dalkaagana waxaa lagu magacaabi doonaa Becuulaah, waayo, Rabbigu waa kugu farxaa, oo dalkaagana waa la guursan doonaa.


Няма вече да се наричаш изоставен, нито земята ти ще се нарича вече пуста; а ще се наричаш: "Моето благоволение е в него", и земята ти - венчана; защото Господ благоволи в теб и земята ти ще бъде венчана.

Continue reading Report error