Ishacyaah 62:11 ~ Isaia 62:11

picture

B al eega, Rabbigu wuxuu tan iyo dhulka darafkiisa ku naadiyey oo yidhi, Magaalada Siyoon waxaad ku tidhaahdaan, Bal eeg, badbaadadaadii waa soo socotaaye. Bal eeg, isagu abaalgudkiisii wuu wataa, oo abaalmarintiisuna way ka soo horraysaa.


Iată că Domnul a vestit până la capătul pământului: «Spuneţi fiicei Sionului: ‘Iată, Mântuitorul tău vine la tine! Iată, plata Lui este cu El şi răsplata Lui merge înaintea Lui!’»

Continue reading Report error