Ishacyaah 61:9 ~ Исая 61:9

picture

O o farcankoodana quruumahaa lagu dhex aqoon doonaa, oo carruurtoodana dadyowga dhexdoodaa lagu aqoon doonaa, oo wax alla wixii iyaga arka oo dhammuba way aqoonsan doonaan inay iyagu yihiin farcankii Rabbigu barakeeyey.


Потомството им ще бъде познато между народите и внуците им - между племената; всеки, който ги гледа, ще познае, че те са род, който Бог е благословил.

Continue reading Report error