Ishacyaah 60:20 ~ Isaiah 60:20

picture

Q orraxdaadu mar dambe ma dhici doonto, oo dayaxaaguna iftiinkiisa ma ceshan doono, waayo, Rabbigu wuxuu kuu ahaan doonaa iftiin weligiis ah, oo wakhtigii baroorashadaaduna wuu dhammaan doonaa.


Your sun will set no more, and your moon will not become less. For the Lord will be your light forever and ever, and the days of your sorrow will end.

Continue reading Report error