Ishacyaah 60:19 ~ Isaia 60:19

picture

M ar dambe qorraxdu kuuma ahaan doonto iftiinkaaga maalinnimo, oo dayaxuna nuur dhalaalaya kuma siin doono, laakiinse Rabbiga ayaa iftiin weligiis ah kuu ahaan doona, oo Ilaahaaguna qurux buu kuu ahaan doonaa.


Il sole non sarà piú la tua luce di giorno, né la luna ti illuminerà piú col suo chiarore; ma l'Eterno sarà la tua luce eterna e il tuo DIO la tua gloria

Continue reading Report error