O o waxaad nuugi doonta caanaha quruumaha, oo waxaad nuugi doontaa naasaha boqorrada, oo waxaad ogaan doontaa inaan anigoo Rabbiga ahu ahay Badbaadiyahaaga, iyo Bixiyahaaga, iyo Kan xoogga badan ee reer Yacquub.
Ka ngotea ano e koe te waiu o nga tauiwi, ka ngotea te u o nga kingi: a ka mohio koe ko ahau, ko Ihowa, tou kaiwhakaora, tou kaihoko, te Mea Nui o Hakaopa.
Continue reading Report error