Ishacyaah 60:15 ~ Исаия 60:15

picture

I n kastoo lagaa tegey oo lagu necbaaday, oo uusan ninna ku dhex mari jirin, waxaan kaa dhigi doonaa sharaf weligeed ah iyo farxadda dadka qarniyada badan.


Вместо того, что ты был оставлен и ненавидим, так что никто не проходил чрез, Я соделаю тебя величием навеки, радостью в роды родов.

Continue reading Report error