Ishacyaah 60:14 ~ Исаия 60:14

picture

O o kuwii ku dhibi jiray wiilashooda ayaa kuu iman doona iyagoo ku hor foororsanaya, kuwii ku quudhsan jiray oo dhammuna cagahaaga hortooday ku wada sujuudi doonaan, oo waxay kugu magacaabi doonaan, Magaaladii Rabbiga, oo ah Siyoontii Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.


Сыновья твоих притеснителей придут к тебе на поклон; все, презиравшие тебя, поклонятся тебе в ноги. И Я назову тебя Городом Господним, Сионом Святого Израиля.

Continue reading Report error