Ishacyaah 6:7 ~ Isaiah 6:7

picture

o o intuu dhuxushii afkayga taabsiiyey ayuu igu yidhi, Bal eeg, tanu waxay taabatay bushimahaaga, oo xumaantaadii waa lagaa qaaday, oo dembigaagiina waa lagaa kafaaragguday.


and he striketh against my mouth, and saith: `Lo, this hath stricken against thy lips, And turned aside is thine iniquity, And thy sin is covered.'

Continue reading Report error