D adkan qalbigooda ka dhig mid qallafsan, dhegahoodana kuwa dhib wax ku maqla, indhahoodana kuwa xidhan, si aanay indhaha wax ugu arkin, oo aanay dhegaha wax ugu maqlin, oo aanay qalbiga wax ugu garan, oo aanay u soo noqon, oo aanay u bogsan.
Ожесточи сердце этого народа, закрой их уши и сомкни им глаза, чтобы они не смогли увидеть глазами, услышать ушами и понять сердцем, чтобы не обратились и не получили исцеление.
Continue reading Report error