S idaas daraaddeed caddaaladu way inaga fog tahay, oo xaqnimana innaba ina soo gaadhi mayso. Waxaynu sugnaa nuur, laakiinse waxaynu aragnaa gudcur, oo waxaynu sugnaa iftiin laakiinse madow baynu ku dhex soconnaa.
Поэтому правосудие далеко от нас, и праведность нас не достигает. Ждем мы света, но все во тьме, сияния – но ходим во мраке.
Continue reading Report error