Ishacyaah 59:16 ~ Isaiah 59:16

picture

W uxuuna arkay inaan ninna la arag, oo inaan dhexdhexaadiye la arag wuu ka yaabay, sidaas daraaddeed gacantiisa ayaa isaga badbaado u keentay, oo xaqnimadiisii ayaa tiirisay.


He saw and wondered that there was no man to speak up for what is right. Then His own arm brought saving power, and what is right with Him gave Him strength.

Continue reading Report error