K ulligeen sida orsooyin oo kale ayaynu u cabaadnaa, oo sida qoolleyo oo kale ayaynu u baroorannaa. Waxaynu sugnaa caddaalad, laakiinse lama arko, oo waxaynu sugnaa badbaado, laakiinse way inaga fog tahay.
كُلُّنا نَخُورُ كَدُبَّةٍ، وَنَنُوحُ نُواحاً كَالحَمامِ. نَنتَظِرُ العَدلَ وَلَكِنَّهُ لا يَتَحَقَّقُ، وَنَنتَظِرُ الخَلاصَ، وَلَكِنَّهُ بَعِيدٌ عَنّا.
Continue reading Report error