Ishacyaah 58:2 ~ 以 賽 亞 書 58:2

picture

L aakiinse iyagu maalin kasta way i doondoonaan, oo waxay jecel yihiin inay jidadkayga ogaadaan. Sidii quruun xaqnimo samaysay oo aan innaba amarkii Ilaahooda ka tegin waxay i weyddiistaan amarro xaq ah, oo waxay aad u jecel yihiin inay Ilaah ku soo dhowaadaan.


他 们 天 天 寻 求 我 , 乐 意 明 白 我 的 道 , 好 像 行 义 的 国 民 , 不 离 弃 他 们 神 的 典 章 , 向 我 求 问 公 义 的 判 语 , 喜 悦 亲 近 神 。

Continue reading Report error