Ishacyaah 58:13 ~ Исая 58:13

picture

H addaad sabtida cagtaada ula hadhid si aadan maalintayda quduuska ah damacaaga u samayn, aadse sabtida ugu yeedhid farxad, iyo tan quduuska ah ee Rabbiga, oo sharafta badan, iyo haddaad sabtida sharaftid, adigoo aan siyaalahaaga samaynayn, ama aan damacaaga daba galayn, ama aan hadalkaaga ku hadlayn,


Ако отдръпнеш ногата си в събота, За да не вършиш своята воля в светия Ми ден, И наречеш събота наслада, света на Господа, почитаема, И Го почиташ като не следваш в нея своите си пътища, И не търсиш своето си удоволствие, и не говориш своите си думи,

Continue reading Report error