M arkaad qayshatid, bal guutooyinkaagu ha ku samatabbixiyeen, laakiinse iyaga dabayl baa qaadi doonta, oo neef baa wada kaxayn doonta, laakiinse kii isku kay halleeyaa dalkuu hantiyi doonaa oo wuxuu dhaxli doonaa buurtayda quduuska ah. Dhiirrigelinta Kuwa Toobadkeena
When you cry out, let your collection of idols deliver you! But the wind shall take them all, a breath shall carry them away. But he who takes refuge in Me shall possess the land and shall inherit My holy mountain.
Continue reading Report error