O o waxay yidhaahdaan, Kaalaya khamri baan doonan doonaaye oo wax lagu sakhraamo baynu ka soo dhergi doonnaaye, oo berrina waxay ahaan doontaa sida maanta oo kale, oo weliba ka sii weyn.
“Come,” they say, “let us get wine, and let us drink heavily of strong drink; And tomorrow will be like today, only more so.”
Continue reading Report error