Ishacyaah 56:11 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 56:11

picture

E eyadu way hunguri weyn yihiin, weligoodna ma dhergi karaan, oo kuwaasuna waa adhijirro aan innaba wax garan karin. Kulligood waxay u leexdeen jidkoodii, oo midkood kastaaba xataa kii ugu dambeeyey wuxuu iska daba galay faa'iidadiisii.


وَكَالكِلابِ الشَّرِهَةِ لا يَشبَعُونَ أبَداً. وَكالرُّعاةِ الَّذِينَ لا يَفهَمُونَ. كُلُّهُمْ التَفَتُوا إلَى طُرُقِهِمْ كُلُّ واحِدٍ اهتَمَّ بِرِبحِهِ.

Continue reading Report error