Ishacyaah 55:3 ~ 以 賽 亞 書 55:3

picture

D hegihiinna soo dhiga, oo ii kaalaya, i maqla oo naftiinnuna way noolaan doontaa, oo anna waxaan idinla dhigan doonaa axdi weligiis ah, kaasoo ah waxyaalahii naxariista lahaa oo la hubo ee aan Daa'uud u ballanqaaday.


你 們 當 就 近 我 來 ; 側 耳 而 聽 , 就 必 得 活 。 我 必 與 你 們 立 永 約 , 就 是 應 許 大 衛 那 可 靠 的 恩 典 。

Continue reading Report error