Ishacyaah 55:2 ~ Ісая 55:2

picture

H addaba bal maxaad lacag ugu bixisaan wax aan cunto ahayn? Oo wixii aad ku hawshooteenna maxaad ugu bixisaan wax aan idin dherjinayn? Bal aad ii maqla, oo waxa wanaagsan cuna, oo naftiinnuna ha iskaga istareexdo barwaaqo miidhan.


Нащо будете важити срібло за те, що не хліб, і працю вашу за те, що не ситить? Послухайте пильно Мене, й споживайте добро, і нехай розкошує у наситі ваша душа!

Continue reading Report error