Ishacyaah 55:12 ~ Исаия 55:12

picture

W aayo, farxad baad la bixi doontaan, oo nabad baa laydinku hoggaamin doonaa, oo buuraha iyo kuruhuna hortiinnay hees ku dhufan doonaan, oo dhirta duurka oo dhammuna way sacbin doonaan.


Вы выйдете в радости, проводят вас с миром. Горы и холмы запоют перед вами песню, а все деревья в поле будут рукоплескать.

Continue reading Report error