Ishacyaah 54:4 ~ 以 賽 亞 書 54:4

picture

H a cabsan, waayo, ma aad ceeboobi doontid, hana sharafjabin, waayo, laguma ceebayn doono, oo ceebtii yaraantaadana waad illoobi doontaa, oo ceebtii carmalnimadaadana innaba mar dambe sooma aad xusuusan doontid.


不 要 惧 怕 , 因 你 必 不 致 蒙 羞 ; 也 不 要 抱 愧 , 因 你 必 不 致 受 辱 。 你 必 忘 记 幼 年 的 羞 愧 , 不 再 记 念 你 寡 居 的 羞 辱 。

Continue reading Report error