Ishacyaah 53:10 ~ Исая 53:10

picture

H abase ahaatee waxaa Rabbigu raalli ka noqday inuu isaga nabareeyo. Wuxuu isaga ku riday xanuun. Markaad naftiisa qurbaan dembi ka dhigtid ayuu arki doonaa farcankiisii, cimrigiisuna waa dheeraan doonaa, oo Rabbiga doonistiisuna gacantiisay ku liibaani doontaa.


Но Господ благоволи Той да бъде бит, предаде Го на печал; когато направиш душата Му принос за грях, ще види потомството, ще продължи дните Си и това, в което Господ благоволи, ще успее в ръката Му.

Continue reading Report error