Ishacyaah 52:14 ~ Исаия 52:14

picture

W axaa jaahiisii loo xumeeyey si ka daran sida nin kale loo xumeeyo, suuraddiisiina waxaa loo xumeeyey si ka daran sida binu-aadmiga loo xumeeyo oo kale, haddaba sidii kuwa badanu ula yaabi jireen oo kale,


Как многие изумлялись, на Тебя, --столько был обезображен паче всякого человека лик Его, и вид Его--паче сынов человеческих!

Continue reading Report error