W aayo, Rabbigu Siyoon wuu u qalbi qabowjiyey, oo meelaheeda baabba'ay oo dhanna wuu u qalbi qabowjiyey, cidladeedana wuxuu ka dhigay sidii Ceeden oo kale, oo lamadegaankeedana sidii beertii Rabbiga oo kale, oo dhexdeedana waxaa laga heli doonaa farxad iyo rayrayn, iyo mahadnaqid iyo cod heeseed.
Так, Господь утешит Сион, утешит все развалины его и сделаетпустыни его, как рай, и степь его, как сад Господа; радость ивеселие будет в нем, славословие и песнопение.
Continue reading Report error