M a waxaad illooday Rabbiga ku sameeyey oo samooyinka kala bixiyey, oo dhulka aasaaskiisa dhigay, oo ma waxaad had iyo goor maalin kasta ka cabsanaysaa kan wax dulma cadhadiisa, sidii isagoo diyaar u ah inuu wax baabbi'iyo? Haddaba bal meeday kan wax dulma cadhadiisu?
І ти забуваєш про Господа, що вчинив був тебе, що напнув небеса Він та землю заклав, і завжди щоденно лякаєшся гніву гнобителя, що готовий тебе погубити. Але де той гнобителів гнів?
Continue reading Report error