Ishacyaah 51:11 ~ Исаия 51:11

picture

O o kuwa Rabbigu soo furtay way soo noqon doonaan, iyagoo gabyaya ayay Siyoon iman doonaan, oo madaxoodana farxad weligood ah ayaa saarnaan doonta, oo waxay heli doonaan farxad iyo rayrayn, oo tiiraanyo iyo taahna way carari doonaan.


Избавленные Господом вернутся и с пением придут на Сион; их головы увенчает вечная радость. Они обретут веселье и радость, а скорбь и вздохи исчезнут.

Continue reading Report error