Ishacyaah 50:9 ~ Isaías 50:9

picture

B al eega, Sayidka Rabbiga ah ayaa i caawinaya, haddaba waa kuma kan i xukumi doonaa? Bal ogaada, iyagu dhammaantood sida dhar duugoobay bay u gaboobi doonaan, oo kulligood aboor baa cuni doona.


Si el Señor Dios Me ayuda; ¿Quién es el que Me condena ? Todos ellos como un vestido se gastarán, La polilla se los comerá.

Continue reading Report error