Ishacyaah 50:8 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 50:8

picture

K a xaq iga dhiga wuu dhow yahay, bal yaa ila diriraya? Aannu isla wada istaagno. Waa kuma kan cadowgayga ahu? Ha ii soo dhowaado.


قَرِيبٌ هُوَ الَّذِي سَيُظهِرُ حَقِّي. فَمَنْ سَيَرفَعُ قَضِيَّةً ضِدِّي؟ فَلنَتَواجَه! وَمَنْ هُوَ المُشتَكِي عَلَيَّ؟ فَلْيَأتِ إلَيَّ.

Continue reading Report error