Ishacyaah 50:7 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 50:7

picture

W aayo, waxaa i caawin doona Sayidka Rabbiga ah, oo sidaas daraaddeed ma aan sharafjabin, oo sidaas daraaddeed ayaan wejigaygii uga dhigay sidii dhagaxmadow oo kale, oo waxaan ogahay inaanan ceeboobi doonin.


الرَّبُّ الإلَهُ يُعِينُنِي، فَلَنْ أُخزَى. لِذَلِكَ ثَبَّتُّ وَجهِي كَالصَّوّانِ، لأنِّي عَرَفتُ أنِّي لَنْ أُخزَى.

Continue reading Report error