Ishacyaah 50:1 ~ Isaiah 50:1

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Meeday warqaddii furniinka ee hooyadiin, oo aan ku eryay? Waase kuma kan ka mid ah kuwa daynka iga qaba oo aan idinka iibiyey? Bal eega, xumaatooyinkiina aawadood ayaa laydiin iibiyey, oo xadgudubyadiinna aawadood ayaa hooyadiin lagu furay.


Yahweh says, “Where is the bill of your mother’s divorce, with which I have put her away? or to which of my creditors have I sold you? Behold, you were sold for your iniquities, and your mother was put away for your transgressions.

Continue reading Report error