Ishacyaah 5:9 ~ Isaiah 5:9

picture

R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, oo aan anigu dhegahayga ku maqlay, Sida runta ah guryo badan baa cidloobi doona, oo xataa kuwa waaweyn oo quruxda badanina waxay ahaan doonaan cidla aan qofna degganayn.


In my hearing the Lord of hosts said, “Truly, many houses shall be desolate, Great and beautiful ones, without inhabitant.

Continue reading Report error