Ishacyaah 5:7 ~ Ісая 5:7

picture

W aayo, Rabbiga ciidammada beercanabkiisu waa dadka Israa'iil, oo dadka Yahuudahna waa geedkuu ku farxo, oo wuxuu ka sugayay caddaalad, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay dhiigdaadasho oo wuxuu ka sugayay xaqnimo, laakiinse bal eega, waxaa ka soo baxay qaylo. Hoogag Iyo Xukun


Бо виноградник Господа Саваота то Ізраїлів дім, а муж Юди коханий Його саджанець. Сподівавсь правосуддя, та ось кроволиття, сподівавсь справедливости Він, та ось зойк...

Continue reading Report error