Ishacyaah 5:20 ~ Исаия 5:20

picture

H oog waxaa leh kuwa sharka yidhaahda waa wanaag, wanaagna yidhaahda waa shar, oo gudcurkana iftiin ku beddela, iftiinkana gudcur ku beddela, oo qadhaadhkana macaan ku beddela, macaankana qadhaadh ku beddela.


Горе тем, которые зло называют добром, и добро--злом, тьму почитают светом, и свет--тьмою, горькое почитают сладким, и сладкое--горьким!

Continue reading Report error