Ishacyaah 5:14 ~ Исаия 5:14

picture

H addaba sidaas daraaddeed She'ool calooshiisii buu isballaadhiyey, oo afkiisiina qiyaasla'aan buu u kala qaaday, oo kuwooda haybadda leh, iyo dadkooda badan, iyo kuwooda buuqa, iyo ku alla koodii reyreeyaba isagay hoos ugu dhaadhacaan.


За то преисподняя расширилась и без меры раскрыла пасть свою: и сойдет слава их и богатство их, и шум их и, что веселит их.

Continue reading Report error