Ishacyaah 49:7 ~ Исаия 49:7

picture

R abbiga ah Bixiyaha reer binu Israa'iil iyo Kooda Quduuska ah wuxuu ku leeyahay kan dadku quudhsado oo quruumuhu karhaan, oo ah taliyayaal addoonkood, Boqorraa arki doona oo sarajoogsan doona, oo weliba amiirraa sujuudi doona, waana Rabbiga aaminka ah, oo ah Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil, oo ku doortay aawadiis. Dib U Soo Celintii Reer Binu Israa'iil


Так говорит Господь, Искупитель Израиля и Святой его – глубоко презираемому, отвратительному для народа, Слуге властелинов: – Цари увидят Тебя и встанут, вожди увидят Тебя и поклонятся, ради Господа, Который верен, ради Святого Израиля, Который Тебя избрал.

Continue reading Report error