Ishacyaah 49:6 ~ Ісая 49:6

picture

O o isagu wuxuu leeyahay, Inaad addoonkaygii ahaatid, oo aad qabiilooyinka reer Yacquub soo kicisid, iyo inaad kuwii reer binu Israa'iil ka hadhay soo celisid waa wax fudud, oo weliba quruumahaan iftiin kaaga dhigi doonaa, si ay badbaadintaydu dhulka darafkiisa u gaadho.


І Він сказав: Того мало, щоб був Ти Мені за раба, щоб відновити племена Якова, щоб вернути врятованих Ізраїля, але Я вчиню Тебе світлом народів, щоб був Ти спасінням Моїм аж до краю землі!

Continue reading Report error