Ishacyaah 49:5 ~ Исая 49:5

picture

O o haddaba Rabbigii uurka hooyaday iga soo sameeyey inaan isaga addoon u noqdo si aan reer Yacquub isaga ugu keeno, oo reer binu Israa'iilna ay isaga ugu soo wada ururaan, wuu ila hadlay, (waayo, anigu Rabbiga hortiisa waan ku sharaf badnahay, Ilaahayguna wuxuu ii noqday xoog iyo itaal)


И така, сега говори Господ, Който ме създаде още от утробата за Свой слуга, за да доведа пак Яков при Него и за да се събере Израел при Него (защото съм почтен в очите на Господа и моят Бог ми стана сила).

Continue reading Report error