S ayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eeg, quruumahaan u gacan haadin doonaa, oo calankayga dadyowgaan u taagi doonaa, oo wiilashaada laabtooday ku keeni doonaan, oo gabdhahaagana garbahooday ku soo qaadi doonaan.
Thus says the Lord Yahweh, “Behold, I will lift up my hand to the nations, and lift up my banner to the peoples; and they shall bring your sons in their bosom, and your daughters shall be carried on their shoulders.
Continue reading Report error