Ishacyaah 48:6 ~ Исая 48:6

picture

I dinku waad maqasheen, haddaba bal waxan oo dhan arka, idinkuna miyeydaan sii sheegi doonin? Haatan dabadeed waxaan idin tusayaa waxyaalo cusub, kuwaasoo ah waxyaalo qarsoon oo aydaan aqoon.


Това ти си чул; виж всичко това; И вие, не ще ли го вие прогласите? От сега ти изявявам нови неща, Дори скрити, които ти не си знаел.

Continue reading Report error