Ishacyaah 48:17 ~ Isaiah 48:17

picture

R abbiga ah Bixiyihiinna oo ah Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil, wuxuu leeyahay, Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah oo idin bara waxa idiin wanaagsan oo idinku hoggaamiya jidkii aad mari lahaydeen.


Thus says the Lord, your Redeemer, the Holy One of Israel, “I am the Lord your God, who teaches you to profit, Who leads you in the way you should go.

Continue reading Report error