Ishacyaah 48:16 ~ Исая 48:16

picture

W arroy ii soo dhowaada oo waxan maqla. Tan iyo bilowgii si qarsoodi ah uma aan hadlin. Tan iyo waagii ay waxanu dheceen, anigu halkaasaan joogay, oo haatanna waxaa i soo diray Sayidka Rabbiga ah iyo Ruuxiisa.


Приближете се при Мене, чуйте това: От начало не съм говорил скришно; Откак стана това, Аз бях там; И сега ме прати Господ Иеова и Духът Му.

Continue reading Report error