Ishacyaah 47:11 ~ 以 賽 亞 書 47:11

picture

H addaba sidaas daraaddeed masiibo baa kugu soo degi doonta, mana aad garan doontid si ay kuugu iman doonto, belaayaa kugu dhici doonta, oo mana aad kari doontid inaad iska fogaysid, oo baabbi'id baa si kedis ah kuugu soo degi doonta, taasoo aadan aqoon.


因 此 , 禍 患 要 臨 到 你 身 ; 你 不 知 何 時 發 現 ( 或 譯 : 如 何 驅 逐 ) 災 害 落 在 你 身 上 , 你 也 不 能 除 掉 ; 所 不 知 道 的 毀 滅 也 必 忽 然 臨 到 你 身 。

Continue reading Report error