Ishacyaah 46:7 ~ Исаия 46:7

picture

G arbahooday ku qaadaan, oo way xambaaraan, oo meeshiisay qotomiyaan. Isna wuu iska taagnaadaa, oo meeshiisana innaba kama dhaqaaqo. Oo dadku way u qayshan doonaa, laakiinse isagu uma uu jawaabi karo, oo dhibkoodana kama uu badbaadin karo.


поднимают его на плечи, несут его и ставят его на свое место; он стоит, с места своего не двигается; кричат к нему, --он не отвечает, не спасает от беды.

Continue reading Report error