S heega oo soo saara, iyagu ha isla wada tashadeen. Bal yaa waxyaalahan waa hore muujiyey? Oo bal yaa wakhti hore sii sheegay? Sow ma aha aniga Rabbiga ah? Oo aniga mooyaane Ilaah kale ma jiro. Waxaan ahay Ilaah xaq iyo Badbaadiye ah, oo aniga mooyaane mid kale ma jiro.
Розкажіть та наблизьте, і хай разом нарадяться: Хто розповів це віддавна, із давніх часів це звістив? Чи ж не Я, ваш Господь? Бож немає вже Бога, крім Мене, окрім Мене нема Бога праведного та Спасителя!
Continue reading Report error